cadaad

23rd January 2017  admin  Category :

Barnaamij Dareenka Shacabka ayaa lagu soo qaatay arrimo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyiinka xildhibaanada aqalka hoose iyo musuqmaasuqa hareeyay, dagaalka Gaalkacyo ka dhacay, danaha wadamada carabta iyo Turkiga ay Soomaaliya ka leeyihiin iyo dabcan arrimaha ku aadan siyaasada qariban ee dalka Soomaaliya ka socoto.

Allsanaag.com

2 thoughts on “Soomaaliya oo Meel Xun ku Socota

  1. Abdulahi

    Ninkan waji gubgubka ah ee barnaamijkan qariban hagaya waxaan u sheegayaa adeer Turkey waxuu madaxweynahooga Erdogan inoo yimid 2011 anagoo colaad iyo macluul ku jirna isaga iyo qoyskiisa wixii ka dambeeyayna markaasna waxaa dhacay isbedel weyn oo caalamka oo dhan laga qirsan yahay marka laga reebo adiga wajiga gubguban iyo afdheerahan gaaljecelka ah oo dadkiisa tageero ka waayay.

    Markaa wejigubadoow Somalia way kacday adigoo kalan dib uma celin karo waxaana taas markhaaati ka ah aduunkoo dhan kaalay arag horumarka ka jira Muqdisho,Kismaayo,Baydhabo,garowe,Hargeisa.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


*