4th November 2024 admin Category :
Qoraalka labada wasiir waxa ka muuqata Mucaaradnimo ay u hayaan dawladda ay ka tirsan yihiin
Wasiir Islow waxaad sheegtay waa qalad, dastuurka akhriso, qodobadda 16 aad iyo 20aad ayaa shacabka iyo muwaadiniinta u fasaxaya iney kulmi karaan ,shiri karaan sidaas darteed dastuurka xushmeey