26th July 2024  admin  Category :

Xog aan maalmahan ururinaynay  ayaa waxaan ku ogaanay in Taageerayaasha Cabdiraxman Dabcasar ay ka badan yihiin taageerayaasha Faysal Cali Waraabe, oo siyaasadda ku soo dhex jiray labaatan sano.

Xogtan ayaan waxaan ku ogaanay in Dadkii u codeeyey doorashadii dhowayd ee SNM ay ka badan yihiin dadkii maalintii u horaysay Baraha Bulshada ka taageeray Cabdiraxmaan Dabcasar.

Xogtan ayaan waxaan ku ogaanay Barnaamij toos ah OO  Shiine Culay uga hadlayey arintan  Cabdiraxmaan Gabcasar, in dadkii Barnaamijkaa soo galay ay ka badnaayeen Ciidagalihii u codeeyey Faysal Cali Waraabe oo ah beesha uu ka soo jeedo.

Ugu danbayntii xogtan waxaan kale  ku ogaanay in doorashadii dhowayd ee beelaha Isaaq ku dooranayeen hogaamiyahooda inay Hbar jeclo iyo Habar Awal uuna wax cod ah ka helin Ina Cali Dhurwaa. Hase ahaatee dadka ugu badan oo maanta taageersan Cabdiraxmaan dancasd

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*