26th July 2024  admin  Category :

“Maaha in dadka Soomaaliyeed lagu wareeriyo in Besha Isaaq TahaySomaliland tahay Ummad gaar ah, hadday taa noqoto oo la dhoho Somaliland waxaa gumaysan jiray Ingiriis, koonfurna Talyaani, dee dhulkan Puntlandna waxaa ka jiray boqortooyooyin heshiisyo gala, markaa iyaguna gaar bay u istaagayaan”. Sidaa waxa yidhi Wasiirka Arrimaha-gudaha Puntland, Maxamed Dhaban-cad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*