26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Sheekh Cumar Mahad-Alle oo Villa wardhiigleey ka soo masaafuriyeen Galmudug, kuna xirteen sida dhaqanka u ahayd Guri ku yaala magaalada Muqdisho

(Caasimada Online) – Sheekh Cumar Mahad-Alle oo tirsanaa baalamaankii labaad ee Galmudug ayaa laga soo tarxiilay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Sheekh Cumar ayaa maalmo ka hor ciidamada dowladda ee ka howlgala Dhuusamareeb waxay ka soo qabteen Hotel uu ka deganaa magaalada, iyadoo wixii intaas ka dambeeyanaya lagu hayey guri ku yaalla magaalada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*