15th January 2025 admin Category :
Xildhibaanka Aqalka sare ee beesha Warsangeli ayaa horay u sheegtay in M. Farmaajo uu dagaal kula jiro beesheeda.
Dhowaan ayeey ahayd markii Odayaal ka so jeeda beesha Warsangeli ay u tageen madaxweyne Farmaajo, iyaga oo doonayey in saamigii ay ku lahaayeen safiirada loo magcaabo. Madaxweyne ayaa Odayaashii waydiiyey cidda ay u rabaan Sagiirka. Waxay ugu jawaabeen hebel. Madaxweyne Farmaajo hebel waa Majeerteen oo mamulka Puntland ayuu u soo shaqeeyry.
Safiirada iyo Qunsuliyada Dibada Ee Somalia Oo lagu Safay Hal beel kliya-!
1. Wasiirka Arrimaha Dibadda – Majeerteen – Daarood
2. Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ogaadeen Daarood.
3. Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda – Dhulbahante Daarood.
4)Safiirka Safaaradda UAE = Mareexaan – Daarood
5) Qunsuliyadda UAE= Ortable – Daarood
6) Safiirka Safaaradda Sucuudiga = Leelkase – Daarood
7) Qunsuliyada Sucuudiga Jeddah= Dhulbahante – Daarood
8 Safiirka Safaarada Qadar= Mareexaan – Daarood
9) Qunsulka safaaradda Qadar = Ogaadeen – Daarood
10) Safiirka Safaaradda Kuweit= Mareexaan – Daarood
11) Safiirka Safaaradda Turkey= Dhulbahante – Daarood
12) Safiirka Safaaradda Masar = Ogaadeen – Daarood
13) Safiirka Safaaradda Ingonesia ogaaden- Daarood
14) Safiirka Safaaradda Tanzania Wabeeneye – Darood
15) Safiirka Safaaradda Burundi Majeerteen – Daarood
16) Safaaradda Ugandha Majeeteen – Daarood
17) Safiirka Safaaradda Zambia Dhulbahante – Daarood
18) Qunsuliyadda Australia – Majeerteen – Daarood
19) Safiirka Safaaradda Cummaan Mareexaan – Daarood
20) Qunsulka guud Washington Warsangeli – Daarood
21) Qunsulka Safaaradda Paris – Majeerteen – Daarood
22) Qunsulka Safaaradda Suudaan Mareexaan – Daarood
23)
24) Qunsulka China – Dhulbahante – Daarood.
25) Safiirka Safaarada dalka Mareykanka = Mareexaan – Daarood……
26) Safiirka Safaaradda Dalka Ethopia =Dhulbahante-Daarood