7th December 2021  admin  Category :

Dhawaan Hargeeysa waxaa lagu xiray gabar dhawaan ka timid magaalad Muqdisho taas oo horrey u sheegtay ineey aaminsantahay Soomalinimada. Gabadhan ma jirto cid ay dishay, mana ahan gabar ka baxday diinta Islaamka ama danbi kalle oo ay soo malleegtay oo loo heesto, balse waxaa loo heestaa sababta ay ugga baxday xabsiga dusha ka furan ee u dhaxeeya Burco iyo Hargeeysa. Hadaba, waxaa ka hadlay arrintaas aabaha dhalay gabadhaa, isagoona sheegay in gabadhiisa aysan geeysan wax qalad ah fakirkeedana ay xor u tahay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*