26th July 2024  admin  Category :

Cullumada Soomaaliyeed qaar ka mid ah ayaa baaq ka soo saaray dirirta ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan Tukaraq. Hadaba, culimada arrinta ay ka hadleen waa mid qof kasta oo muslim ah ay tahay inuu ka hadlo, laakiin culimada waa ineey daalimka tuugga ah ee dadka dhulkooda sheeganaya (SNMta) ay tahay ineey runta u sheegaan ayna yiraahdaa daalimyahoow dadka ka fariiso.

https://youtu.be/n3bX3n-tWCw

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*