27th April 2024  admin  Category :

Wuxuu ku tartamay in markan yahay  markii Cismaan Maxamuud oo aan ciddi hor istaagi karin, maantana golaha wasiirada uu magcaabay oo beeshiisa ka soo wada jeeda  wuxuu aaminsan yahay inaan la diidi karin.

Axmed Taar oo uu  ogyaay wuxuu Bari  ka sameeyey Wasiirka Shidaalka ayuu u magcaabay, Beelihii uu dhibta u haysan jirayna   sida Dubeys iyo Dishiiishe, isaga oo ilhaanaynaya ayuu Kaluumaysiga iyo xanaanada xoolaha  u magcaabay. Ma la waayey wasaarado kale oo lagu aamino beelaha  Dubeys iyo Dishiishe.

Sawirka hoose waa Axmed Taar, waa ninkii Cismaan Maxamuud ee waqtigii Cade Muuse dagaalka ka riday Majayahan iyo Galgala , maanta  waxa loo magcaabay wasiirka macdanta

Siciid Deni Golaha wasiirada uu magcaabay

1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud (Ciise Maxamuud, Muuse Ciise), MAJEERTEEN

2. Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad (Cumar Maxamuud, Reer Mahad) MAJEERTEEN

3. Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan (Cali Saleebaan Cowl-yahan) MAJEERTEEN

4. Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal (Ciise Maxamuud, Axmed Kheyre) MAJEERTEEN

5. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange (Reer Bicidyahan, Reer Waceys) MAJEERTEEN

6. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan (Warsangeli, Cumar)

7. Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan (Dhulbahante, Bah-hararsame)

8. Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse (Ugaar Saleebaan) MAJEERTEEN

9. Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo (Dashiishle)

10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) (Dhulbahante, Xasan Ugaas)

11. Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac (Cumar Maxamuud, Reer Xirsi) MAJEERTEEN

12. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey (Dhulbahante, Jaamac Siyaad)

13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden (Warsangeli, Dubeys)

14. Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid (Dhulbahante, Khaalid)

15. Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi (Leelkase)

16. Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash (Siwaaq roon) MAJEERTEEN

17. Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse (Dhulbahante, Reer Hagar)

18. Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) (Cismaan Maxamuud, Bah dir-rooble) MAJEERTEEN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*