7th May 2024  admin  Category :

Allah ha unaxariistee Cade Muuse,  muxuu ka sheegay Axmad Taaraan iyo Maleeshiyaadkii Majayahan ka dagaalantay, ee xasuuqa gaystay   si ay macdanta degaanadaas xoog  ugu  gurtaan  iyo halka ay ku danbeeyeen. Axmed Taaraan, oo kamid ahaa madaxdii maleeshiyaadka  ayaa hadda loo magcaabay wasiirka shidaalka Puntland  isaga oo la xaanjoon doona dawladda federaalka

https://web.archive.org/web/20101212021212/https://allsanaag.com/DetailsArticls.asp?ID=946

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*