26th July 2024  admin  Category :

Diyaaradii Shabeele ee dhawaan duulimaadka ka billoowday magaalada Fujairah iyo Boosaaso ayaa lagu billaabay carqaladeen taas oo kaga timid shaqsiyaad ka tirsan Wasaarada Duulista ee Dawladda Federaalka; shaqsiyaadka ayaa ka xun in shacabka Puntland ay hellaan adeeg diyaaradeed oo u sahlaya safarkooda. Inta badan dadka Puntland waxeey soo marri jireen Hargeeysa, Muqdisho, iyo meelo kalle.

Maamulka Puntland waa ineey ka shaqeeyaan sidii loo helli lahaa shaqsigii ka danbeeyey arrintan lagu joojinayo diyaarada Shabeele.

Inta badan Soomaalida ayaa gidaar walba la taagan waxaan nahay dad isku diin ah, isku dhaqan ah, isku af ah, waxaase dhab ah ineeysan taas waxba ka jirin. Ma isku diin baan nahay qofka ii quuri waayey adeega yar ee aan heeysto?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*