3rd December 2022  admin  Category :

Wareeysi uu bixiyey Ca/welli Gaas, ayaa lagu weeydiiyey arrimo badan oo ku aadan intii uu ra’iisal wasaaraha ka soo ahaa dalka, madaxweeynaha Puntland, khillaafka dawladda iyo maamul goboleedyada, doorasho qof iyo cod ah ineey ka dhici karto dalka iyo in kalle iyo welliba nidaamka federaalka oo ay qaateen dadka Soomaaliyeed dhibkiisa iyo faa’iidadiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*