27th July 2024  admin  Category :

Inaad dawladnimo sheegato ma ahan wax sahlan. Intii dagaalka Tukaraq uu dhacay, maamulka Puntland ma jiro qof maxbuus ah, dhaawac ah, ama dhintay iyo gadiid dagaal oo ay soo bandhigeen. Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “Dhal magaal inaad noqotaa weey fogtahay, dhar magaalose inaad xirataa weey dhawdahay”. Hadaba, su’aasha isweeydiinta leh waxeey tahay, Puntland iyo maamulka Hargeeysa keebaa u eg dawlad.

https://youtu.be/vzPyxBqQt2M

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*