![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/02/galgalo_bari.jpg)
11th February 2025 admin Category :
Allah ha unaxariistee Cade Muuse, muxuu ka sheegay Axmad Taaraan iyo Maleeshiyaadkii Majayahan ka dagaalantay, ee xasuuqa gaystay si ay macdanta degaanadaas xoog ugu gurtaan iyo halka ay ku danbeeyeen. Axmed Taaraan, oo kamid ahaa madaxdii maleeshiyaadka ayaa hadda loo magcaabay wasiirka shidaalka Puntland isaga oo la xaanjoon doona dawladda federaalka
https://web.archive.org/web/20101212021212/https://allsanaag.com/DetailsArticls.asp?ID=946