22nd May 2024  admin  Category :

MW Xasan Sheekh”Walaalaheen Gobolada Woqooyi duruuftoodu Maaha in dadka Soomaaliyeed kala tageen is naceen,Siyaasad qalloocatay baa duruufahaas sababay waan fahamsannahay inaan saxno ayaana diyaar u nahay”

Madaxweynaha oo sii hadlaya ayaa yiri”26-June waa maalintii xorriyadda 1-da Luuliyana waa Maalintii Midnimada,Waa is dilikarnaa laakiin waa laga bogson-karaa oo waa la xeertaa ama waa la xukuntaa”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*