28th March 2024  admin  Category :

Xulka kubadda cagta puntland ayaa lagu soo dhaweeyay magalada muqdisho.

Xulka kubada cagta Dowladda Puntland oo maanta ka amba baxay magaalada Garowe ayaa gaaray Magaalada Muqdisho halkaas oo uu dhowaan ka furmi doono koobka Dowladd goboleedada iyo gobolka Banaadir.

Xulkan ayaa waxaa hogaaminaayey Wasiir Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla Tigaana waftiga ayaa waxaa garoonka magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey Masuuliin ka tirsan xiriirka Kuubada Cagta Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir.Safarka ayaa waxaa qayb ka ahaaa madax ka tirsan xiriirka kuubada Cagta Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*