26th July 2024  admin  Category :

Xubnaha Golayaasha DFS ee Ka Soo Jeeda SSC oo Taageeray Xoraynta Gobolka Sool.

Mas’uuliyiinta gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ku matala Golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay ku taageerayaan go’aankii isimada goboladaas ku dhawaaqeen ee ahaa in ay Puntland lagu garab istaago xoraynta iyo soo celinta deegaamada maqan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*