![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/08/20526346_1921070761495576_2060750780034624507_n-624x468.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal uu ku qoray bartiisan Twitter-ka, kaasoo isaga iyo Mooryaanta Baarlamaanka ka dhex dhaliyay xiisad.