![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/06/E4BhAqTVoAYnD6M-624x436.jpg)
13th February 2025 admin Category :
Safiirka Soomaalida ee dalka Itoobiya ahna Wakiilka Soomaalida u fadhiya Midowga Afrika, Abdullaahi Ahmed Ilkojiir, ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyey maanta oo arbaci ah xoogahaya midowaga Afrika Moussa Faki Mahamat
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/06/itoobiya.jpg)