28th September 2023  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo waa madaxweynihii ugu horeeyey   ee Soomaaliyeed ee aqoonsaday  in midnimadii Soomaaliya ee 1960  ay keeneen xisbiyadii SNM iyo USP, waana jidka qura ee  lagu gaari karaa midnimo Soomaaliyeed iyada oo lagu salaynayo sida tirada  labadan  xisbi ay u kala alahaayeen Xildhibaanda  intaanay ku darsamin Koonfurta Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*