29th March 2024  admin  Category :

Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray Shirka looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya ee London ka dhacaya

War saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in Shirkan oo ay soo abaabuleen Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Shirkadda Spectrum lagu beecinayo xirmooyin 50 Blocks oo shidaalka Soomaaliya ka mid ah, kuna teedsan dhul ku fadhiya 173,000 KM.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*