27th December 2024 admin Category :
Beelaha Warsangeli yaa xaq u leh inay helaan Xildhibaanka aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya
Xildhibaanka aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya ee beesha Warsangeli waa in uu noqdaa
1- Beelihii Warsangeli, oo aan horay Xildhibaanada ugu lahayn maamulka Puntland iyo Baarlamaanka federaalka Soomaaliya . Tusaale beelaha dega Yube iyo Shimbiraale
2- Kursigani waa inuu noqdaa mid ay u tartamayaan oo qura siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Warsangeli, oo uuna noqon mid jaantaa rogan ah.
3- Beesha Warsangeli oo aan dad badan oo codeeyaa ayna ka joogin magaalada Muqdisho Waa in sidii Xildhibaanddii hore ee beesha warsangeli doorashadooda lagu qabtaa meel dhex dhexaad ah
4 Beesha oo horay qoondaddii dumarka Soomaaliyeed looga qoondeeyey baarlamaanka Soomaaliya labo Xildhibaan oo Dumar ah u dirtay baarlamaanka Soomaaliya. Waa in kursigan lagu magcaabin kursigii dumarka ee Waqooyiga Soomaaliya u tartamayaan.
5- Musharax aan aaminsanayn midnimada Soomaaliya, oo horay ula soo shaqeeyey maamulaka SNM, waa in aan loo ogolaan inuu ka qayb galo tartanka.
6- Isimaddi markii horeba beesha Warsangeli Caddalad xumada kala dhex dhigay, waa in iyagana laga ilaaliyaa inay saamayn ku yeeshaan kursigan, si caddalad loo helo
Allsanaag.com