27th April 2024  admin  Category :

Farashaxanka  Carab Soomaaliga Amin Caamir ma dhegaystay khudbadan madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas. Madaxweyne Gaas Tartankii doorashadii hore wuxuu yiri Reer Badhamood ayaa la waydiin doonaa wax qabadakayga. Maanta reer Badhamood waxay leeyihiin waan aragnay waxqabadkaagii madaxweyne Gaas,

Beenta Farshaxanka Carab Soomaaliga Amin Caaamir  lacagta lagu siiyey ee tobonkii sawir ee ugu danbeeyey uu  ku edeb daroonaayey madaxweynaha Puntland Daldhis Cabdi weli Gaas  waxa ka jawaabi doona Xildhibaanada Harti oo aan iyaga Diyaaradaha lagu qaadin si loogu  soo laaluusho Villa Soomaaliya oo ay ku xiran tahay Quutal yoomka  Carab Soomaaliga Amin Caamir

 

Image may contain: 1 person, text

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*