26th July 2024  admin  Category :

Bishii sagaalaad ee 2012, markii Allah ha u naxariistee uu  dhintay Gudoomiyihii Muslim clerics of Somalia (Majma Ulimadda Islaamka ee Soomaaliya), oo ka mid ah ururada badan ee Muqdisha ka jira, ayaa xubnaha ururkaasi waxay  Gudoominimadii  u doorteen  Yuusuf Cali Caynte oo ka soo jeeda Beesha Murursade, Hawiye, Yuusuf Cali Caynte wuxuu ururka ka ahaa xubin firfircoon, wuxuuna u qaabilsanaa Sharia Law. Markaa ka dib Yuusuf cali Caynte wuxuu ka mid noqday Guddiga dhexe ee ururkii argagixisada ahaa  ee Islamic Courts Union.  (Maxaakiimtii). Wuxuuna u qaabilsanaa dhinaca Sharia law.

Sanadkii 2007, wuxuu noqday xubin ka mid ah guddiga dhexe ee ururkii la dagaalami jiray madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ee Isbahaysiga dibu xoraynta Soomaaliya (Alliance for the Re-Liberation of Somalia) , intaa ka dib bilowgii 2009, wuxuu noqday Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka dawladdii  KMG , Wuxuuna Xildhibaanka ku helay heshiiskii Jabuuti lagu gaaray qaybtii ay heleen Isbahaysiga dibu xoraynta Soomaaliya, oo markii danbe lagu inqilaabay Madaxweynihii dawladda Federaalka Soomaaliya Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf.
Yuusuf Cali Caynte Waa Aabaha dhalay Cabdirahman Caynte, the director of the Somalian think tank Heritage Institute for Policy Studies (HIPS), launched in Mogadishu in January 2013 with aid from Qatar.
Waa kuma ku xigeenka reer Caynte u doorteen ku xigeenka ururkooda cusub ee Heritage, markii ay horay uga  soo  mid noqdeen Shafi`i Islamic organisation,  Majma Ulimadda Islaamka ee Soomaaliya, Islamic Courts Union,the Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS), Xildhibaan ka mid ah dawladda federaalka
Abdirashid Khalif Hashi, waa Wasiir hore ee dawladdaa federaalka Soomaaliya, wuxuu ka soo jeedaa beesha Leelkase, waxay aad isugu dhow yihiin Fahad Yaasiin iyo Faarax Cabdulqaadir.Dad yaqaanaa waxy sheegeen inuu yahay nin Cuqdad Majeerteen u dhimanaya. Sababta uu ururkan u galayna ay tahay arintaas.

Cabdi Caynte iyo Shekhii Lelkase

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*