27th July 2024  admin  Category :

Maalintii  Xildhibaanada     Jubbaland la  qaybsanayey, siyaasiyiintii  Ogaadeen ee Xildhibaanada  qaybinayey beesha Geri, oo ka mid ah beelaha dega Jubbaland  qaab khaldan ayeey uga reebeen Xildhibaanadii ka soo baxayey Jubbaland. Maanta oo beesha Geri Maatadoodii Itoobiya lagu xasuuqayona, mid ka mid ah  xildhibaanaddii  qaabka khaldan lagu  soo doortay maalintaas wuxuu amaanayaa maamulka SNM ee  ku dhisan Isir nacaybka , halkii ay ka ahayd inuu ka hadlo ama canbaareeyo  xasuuqa lagu hayo   umadda Soomaaliyeed ee Itoobiya oo sida xaq darada ah, naxariista lahayn, aan lakala  soocayn mid yar iyo mid weyn loo xasuuqayo.  si bulshada  Soomaaliyeed  loga waci geliyo dhacdadan xanuunka badan  meel kasta oo ay aduunka ka joogaan  iyo bulshada Caalamka intooda danaysa xaquuqda insaanka iyo  in qof kasta uu gurigiisa ugu noolaado karo si xor ah.

Xildhibaan Axmed Xaashi waqti uma helin inuu ka hadlo xasuuqa Soomaalida ee  ka socda Itoobiya, hase ahaatee wuxuu waqti badan siiyey Riwaayaddii Isaaq ee ahayd Soomaali anagaa ugu fiican  oo Doorashaa degaankayaga ka dhacda

https://youtu.be/HFj4DEAhab8

https://allsanaag.com/8-xubnood-ee-jubaland-umatalaya-aqalka-sare-iyo-beelaha-ay-kasoo-jeedaan/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*