29th January 2023  admin  Category :

25 jir Somali ah ayuu noqday qofkii Toorayda ku dilay Xildhibaankii Ingiriiska

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka UK oo lagu magacaabi jiray David Amess ayaa deegaanka laga soo doorto ee Leigh-on-Sea ugu geeriyooday dhaawac toorey ah oo maanta jimco ah loo geystay.

Xildhibaankan oo lagu magacaabi jiray David Amess ayaa waxaa weeraray nin mindi sitay oo dhowr goor ka galiyay saableeyda.

Amess oo ahaa 69 jir ayaa ka tirsanaa xisbiga talada UK haya ee Conservative.

Wuxuu baarlamaanka UK ku biiray sanadkii 1983 wuxuuna ahaa rug cadaa dhanka siyaasada oo caan ka ahaa dalka UK.

Sida xogta hoose ee BBCdu sheegayso dilkan waxa loo hayaa 25 jir asalkiisu Soomaaliya ka soo jeedo

https://t.co/xmByKkzaBR?amp=1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*