31st January 2023  admin  Category :

Madaxa shirkad caan ah , oo xilkan hayey waqti dheer ayaa hadda sheegay inuu Wiil aan qaan gaarin ku dilay jid ku yaala waqooyiga Philadelphia 56 sano ka hor.

Larry Miller, oo ah agaasimaha guud ee shirkadda caanka ah ee Jordan Brand, ayaa qirtay in sanadkii 1965 uu dil gaystay mar uu waraysi siinayey Joornaalka Sports Illustrated

” Kor iyo hoos ayaan ka gubanayey falkan aan sameeyey aniga oo 16 jir ah kana mid ah gangbanger”.

“Markii saaxiibkayo la dilay waxaan cabaystay qorigayga, waxaana aargoosi ku dilay 18 jir lagu magcaabi jiray Edward White”.

Dilkan xabsi ayaam u soo galay, hase ahaatee in mddo ah waxaan ka qarinayey Xaaskayga, caruurtayda iyo maalqabeen

Miller, horay u soo noqday agaasimaha guud ee shirkadda Kraft Foods and Campbell Soups, iyo madaxa kooxda kubadda basketball ee Portland Trail Blazers

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*