29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan hore Cabdibare oo eedeyn culus u jeediyeey DFS

Xildhibaan Hore Cabdibare Jabrril oo isago ku sugan dalka Maraykanka Caawa waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo Arimaha siyasadeed ee ka tagan dalka.

Cabdibare ayaa soo dhaweyeey Madasha ay kaga dhawaaqen Magaaladda Muqdisho Madaxdii hore ee dalka,isago sheegay inay tahay talaabo wanaagsan oo ay dalka ku badbaadinayaan.

Madaxda DFS ayuu u jeediyeey eedeyn culus isago sheegay inay cunqabateyn ku soo rogeen Shacabka Kismaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*