26th July 2024  admin  Category :

Mudaharaad ballaaran oo looga soo horjeeday shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo. Dhallinyarada, Ardayda, Haweenka, odayaasha dhaqanka iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo qaban qaabiyay bannaanbaxa maanta.

bannaan baxayaasha ayaa socod dheer ku maray wadooyinka magaalada Kismaayo, kadib waxaa goob fagaaro ah dadka kula hadlay masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland oo uu kamid yahay madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, wasiirka arrimaha gudaha iyo wasiirka waxbarashada ee dowlad goboleedka Jubbaland.

https://youtu.be/RkcuYh1Lb7A
Image may contain: 2 people, crowd and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, child, crowd and outdoor
Image may contain: 6 people, people smiling, crowd and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, on stage and beard

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*