27th July 2024  admin  Category :

Mid kamid ah Xildhibaanda Galmudug  ayaa maanta lagu dhex feeray Xaruunta Barlamaanka Galmudug

Xildhibaanka la feeray ayaa lagu magacaabaa xildhibaan Maxamed Xasan Geelle, kana soo jeeda beesha Saleemaan ee Habargidir, waxaana  la feedhay  markii uu Micrifoonka qabsaday oo ku dooday in doorashada madaxweynaha Galmudug ay dhacdo xiliga uu raisal wasaaraha Soomaaliya dalbaday .

Xildhibaanada ayaana badankooda dalbaday in 10 bisha April la qabto doorashada madaxweynaha Galmudug.

Xilibaanka feedhka la dhacay xildhibaanka kale ayaa isaguina ka soo jeeda  beesha HaHabar gidir, wuxuuna ka mid yahay kooxda Axmed Diiriye oo aaminsan in wax walba lagu xaliyo feedh iyo AK47. laga soo bilaabo 1991 ilaa 2017 feedhkan iyo AK47 ayeey xal u arkaan

Hoos ka dhegayso waraysi hore uu sameeyey Xildhibaankan Ilkaha laga soo riday

Xildhibaanka la feeray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*