14th November 2024 admin Category :
Mid kamid ah Xildhibaanda Galmudug ayaa maanta lagu dhex feeray Xaruunta Barlamaanka Galmudug
Xildhibaanka la feeray ayaa lagu magacaabaa xildhibaan Maxamed Xasan Geelle, kana soo jeeda beesha Saleemaan ee Habargidir, waxaana la feedhay markii uu Micrifoonka qabsaday oo ku dooday in doorashada madaxweynaha Galmudug ay dhacdo xiliga uu raisal wasaaraha Soomaaliya dalbaday .
Xildhibaanada ayaana badankooda dalbaday in 10 bisha April la qabto doorashada madaxweynaha Galmudug.
Xilibaanka feedhka la dhacay xildhibaanka kale ayaa isaguina ka soo jeeda beesha HaHabar gidir, wuxuuna ka mid yahay kooxda Axmed Diiriye oo aaminsan in wax walba lagu xaliyo feedh iyo AK47. laga soo bilaabo 1991 ilaa 2017 feedhkan iyo AK47 ayeey xal u arkaan
Hoos ka dhegayso waraysi hore uu sameeyey Xildhibaankan Ilkaha laga soo riday