26th July 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashid Yuusuf Jibriil iyo masuuliyiin ka mid ah Goleyaasha Dawladda ayaa maanta magaalada Badhan kaga qeyb-galay Aas-Qaran oo loo sameeyey AUN Marxuum Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilladda oo shalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Badhan iyo Ceel-daahir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*