26th July 2024  admin  Category :

Alshabaabkii Axmed Godane iyo Miicaad oo Maraddii afka ugu xirnaan jirtay iska soo ka furay.

Askartii SNM ee ka howl geli jirtau Koonfurta Soomaaliya ee ay ka midka ahaayeen Axmed Godane iyo Miicaad ayaa hadda maradii afka ugu xirnaan jiray iska soo furay, iyaga oo qabiil ugu dhaaranay madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka daawo askarta SNM ee loogu talo galay kicinta Bulshada Muqdisho si ay iyagy dal gar u beesha oo la yiraahdo Somaliland u helaan

One thought on “SNMta ka howl gasha Koonfurta Soomaaliya

  1. Jirac

    Reer Mogadishu way caqlisteen, Mogadishu dumimeyso kuwa SNM ku shaqeystaana way fahamsanyihiin. Lakiin digniin madaxda puntland iyo jubaland is ilaaliya waad u jeedaan SNM is on the move hadhowto goortay wax dhacaan dhabanada ha qabsanina “ABDWELI GAAS gabadhii isku qarxisay waxaa la cadeeyey baaritaan la sameeyey in la hagayey oo dhalasho ahaan ay ka soo jeeday oodweyne waxaa xitaa laga yabaa in Faisal Cali waraabe hagayey waayo waa loo digay CARAB iyo SHEIKH SHARIIF marka warning ⛔️ madaxda puntland iyo jubaland hadaad Mogadishu aadeysaan ciidan xoog leh kaxeysta cuntadiinada horey u qaata oo yaan la’idin SUMEEN waynu ognahay inaad waajib kiina gudaneysaan ee aad Somali u shaqeyneusaan oo dooneysaan dowlad somaliyeed oo cadaalad dadka iyo dalka Somalia ugu adeegta marka warning ⚠️⛔️ Ha dhayal sanina khatahaas aad u jeedaan ama Ina GODANE IYO MIICAAD dantoodii ay islahaayeen gaara mey gaarin lakiin waxay gaareen iney heleen dad dayacan iyo kuwo SIXRAN waad u jeedaan HASSAN DAAHIR AWEYS isagoo la leeyahay xabsi buu ku jiraa inuu video soo duubo Reer puntland waad awoodi weydeen inaad weydiisataan in gacanta la’idin soo galiyo oo aad waa jibkiisa marisaan wixii uu ka geystay bossaso 1993. Waa kaa ilaa maanta la xakameyn la’yahay in bossaso hurumar, nabadgelyo hesho caqliga ka shaqeysiiya oo khatarahaas INDHO DHEER u la haada.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*