![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2017/10/masiibo.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Allah ha u naxariistee Xildhibaan ka soo jeeda beesha Warsangeli, oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa lagu dilay Magaalada Kismaayo
Allah ha u naxariistee Xildhibaan C/xakiin Timo-Faras, ayaa lagu dilay afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Calanley ee magaalada Kismaayo.
Warkan oo dhamaystiran gaal ayaan ka soo qoraynaa