9th May 2024  admin  Category :

Xildhibaaanada Puntland ma yihiin kuwa guta waajibaadkooda mise waa kuwa u adeega Madaxweynaha?

Ereyga ‘Parliament’ oo ah erey asalkiisu yahay Faransiis macnihiisuna noqonayo “Hadal ama dood” ayaa waqtiyadan casriga ah lagu macneeyaa inuu yahay ‘Sharci-Dejiye’. Marka laga hadlayo qaabdhismeedka Dawladda ee soo jireenka ah, Baarlamaanku waa qayb ka mid ah saddexda qaybood oo ay dawladdu ka kooban tahay

Labada kale waa Fulinta iyo Garsoorka. Sababta ugu weyn ee dawladda loogu qaybiyey laamahan ayaa lagu sheegaa inay tahay ‘Is-Dheeli-tirid’ ama waxa afka qalaad lagu yiraahdo “Check and Balance”

Waxaa laga yabaa in aad isweydiinaysid maxaa ka mid ah shaqada Xildhibaaan ka

1 Kormeerka iyo toosinta shaqada Xukuumadda (ayagoo Guddiyo isu qaybinaya)

2 Ansixinta Barnaamijka Xukuumadda oo ay ku jirto Miisaaniyadda

3 Saameynta iyo wax ka beddelka Shuruucda oo uu ku jiro Dastuurka

4 Matalaadda Shacabka iyo deegaan doorashada iyo

5 Ka doodidda arrimaha muhiimka ah ee maalin laha ah ee dalka ka jir

Hadaba maxaa sabab u ah tan iyo markii la asaasay Puntland in aanay Xildhaanado Qaban shaqooyinkii loo igmaday oo ay u noqdeen Kuwa fuliya amarada Madaxtooyada iyaga oo mararka qaarkood la siiyo Lacag

By Siciid Uurcad

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*