26th July 2024  admin  Category :

Haddaad 10kg oo xayrta iyo iyo Cayilka ku saaran  iska rido waxaad ku guulaysanaysaa 10 gram oo dahab ah

34-jir  ka mid ah Filibiinada u soo shaqo tagtay Imaaraadka oo lagu magcaabo Rommel Manio,  ayaa ka mid ahaa dad gaarayey 9500 oo ka qayb qaadanyey  barnaamijka Jimicsiga jirka ee culayska lagu lumiyo  oo abaal marin lagu siinayey

Ninkan soo shaqo tegay bishii ugu  horaysay oo aan dhamaan ayuu lumiyey 10kg, wuxuuna ku guulaystay 10 wiqayadood  oo dahab ah

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*