27th July 2024  admin  Category :

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Madaxweynaha ee Gobolada Kar-kaar iyo Haylaan, Arrimaha Federaalka iyo Puntland iyo Aqalka sare.No automatic alt text available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*