7th March 2026 admin Category :
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii labaad oo Baarlamaanka puntland uu yeelanayo taas oo laga hirgelinaayo Degmadda Badhan Ee Xarunta Gobolka Sanaag