26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray Xarunta Warbaahinta Muqdisho , gaar ahaan Muuqaal-baahiyaha SNTV2 ee dhawaan lagu soo kordhiyey, kaas oo loogu  tala galay baahinta arrimaha wacyigelinta bulshada iyo xoojinta wadaniyadda.

Image may contain: 4 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*