15th May 2026 admin Category :
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Caafimaadka dawladda Puntland Cabdinaasir Yuusuf Xaaji ayaa daah-furay xarun loogu talagalay in lagu karantiilo dadka laga helo ama looga shakiyo cudurka COVID-19 ee degmada Badhan.