26th April 2024  admin  Category :

Xildhibaan Cabdirixmaan Dhoore oo kamid ah golaha wakiillada Puntland ayaa degmada Badhan ee gobolka Sanaag kaga qaybgalay madal looga hadlay horumarka gobolka oo ay soo qaban qaabisay xarunta cilmi baarista iyo horumarka ee Hadaf.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*