26th July 2024  admin  Category :

Puntland oo xero ciidan ka dhagax dhigtay degmada  Badhan si degaanka loogaga  difaaco Argagixisada, SNM iyo Calooshood u shaqaystayaasha

Maamulka Puntland ayaa duleedka magaalada Badhan ka dhagax-dhigay Xarun lagu tababarayo Ciidamada.
Dhagax-dhiga waxa ka soo qayb galay Wasiiru dowlaha deeganka mudane C/rashiid Cali Gelle, Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Ciyoon, Taliyaba Booliska C/risaaq Faarax Warsame iyo duqa degmada Badhan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*