27th July 2024  admin  Category :

Alshabaab ka yimid Burco ayaa lagu qabtay gobolka Sanaag oo loo dhaadhiciyey Xabsiga Boosaaso”

Fuaad Warsame Seed Xanaano oo ah taliyaha Daraawiishta Puntland ee jiida hore,   ayaa sida aad waraysigiisa HOOSE  ku maqli doontaan waxa uu sheegay in Daacishka ka yimid Beer oo ah degaan u dhow    degmada  Burco oo doonayey inay buuraha Cal madow galaan ay la socdeen Dumar gaari kuwa raaxada ahna  ay wateen

Hoos ka dhegayso waraysiga

https://daljir.com/taliye-fuaad-xanaano-10-burco-ka-timid-oo-daacish-ah-baan-hadda-bossaso-u-gudbinay/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*