26th July 2024  admin  Category :

Karaash oo soo dhacsaday wasiiradiisii iyo Dhooba daareed oo loo gefay oo la siiyey wax aan beeshiisa qaban

Wasaaraddii xanaanada Xoolaha oo loo magcaabay beesha Dubeys, reer Maxamed iyo tacliinta sare oo loo magcaabay Bahogayslabe

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa Abdulahi mohamed Hasan (AGAF).

Macalin saciid cusmaan (saciid Physics), oo ka soo jeeda beesha Dubeys, reer Maxamed ayaa loo magcaabay wasiirka xanaanada xoolaha

Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.

Gaashaanbuur, Reer Xaaji

Beesha Dhulbaante iyaguna saamian ayrry heleen

1- Wasiirka Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xassan. ( Bahrarsame)

2- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)
(Xasan ugaas)
3- Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey
(Jaamax Siyaad)

4- Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid
(Khaalid)

5-Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse (reer Hagar )

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*