2nd June 2023  admin  Category :

Dagaal ooge kale oo Puntland dagaal ka riday ayaa wasiir  loo magcaabay.

Allah u naxariistee intii dhimatay Cabdulaahi Yuusuf, Cade Muuse iyo Faroole, oo ka soo wada jeeday beesha Maxamuud saleebaan dagaalo  ay ka rideen Puntland oo ay dad ku dinteen ayeey xilka madaxweynaa  ku qabteen

Cabdisamad  Galan, oo ka soo jeeda beesha Cali Saleeban, oo Puntland isaguna dagaal ka riday si uu madaxweyne u noqdo uma ayna  suurtoobin oo maaya ayaa loo  magcaabay wasiirka amniga sugi lahaa

 

Puntland iyo Dagaal oogayaal heeshiis wada gelaya

Xikmadda maanta iyo ALLSANAAG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*