27th July 2024  admin  Category :

Aaway 45-tii Milyan ee Dowlada Imaaraadka ay ku uruurisay 6-Saacadood gudaheeda oo ay u uruuriyeen Soomaaliya. Hadaba inbadan oo ka mid ah ummadii magacooda wax lagu soo uruuriyay weli wax ma gaarin.

Halkan waa Km 13 oo Muqdishu deris la ah xilliga la qaaday Sawiradan waa shaley oo khamiis ah 25-ka bisha May ee 2017.

Image may contain: 1 person, sitting

xigasho: Farah Abdi Warsameh

https://youtu.be/3IADhJGCaGg

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*