21st May 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni oo la kulmay qaar ka mid ah Qoyska Farmaajo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay Xafladda gunaanadka Shirkii Wadatashiga DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir ee lagu go’aamiyey Doorashadda dalka ka dhacaysa.

Madaxwene Deni yo hooyada madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Deni iyo Marwada kowaad ee dalka

Madaxweyne Deni iyo Cali daacuun

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*