1st May 2024  admin  Category :

Doorashada ka dhici doonta dalka Soomaaliya ayaa la isku raacay ineey ka dhacdo labba magaalo oo ka mid ah maamul goboleed kasta.

Hadaba, magaalooyinka ay ka dhic doonto doorashada ayaa noqon doota sida soo socota:

Jubaland:

Kismaayo

Garbahaareey

Hirshabeele:

Baladweeyne

Jowhar

Koonfur Galbeed

Marka

Baydhabo

Galmudug:

Gaalkacyo

Dhuusamareeb

Puntland:

Garoowe

Badhan

Hadaba, qaabkan ayaa u dhaw mid caddaalad ah, kaas oo baahinaya nidaamka hawl qeebsiga ee gobol kasta; dhammaan kharashka ku bixi doona doorashada xulista baarlamaanka ayaa waxaa bixin doona dalalka daneeya arrimaha dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*