28th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu uga mahadceliyey dadweynaha reer Puntland sida ay uga jawaabeen baaqii Dowladdu ay dirtay, isla markaana ay Dowladda ugala shaqeeyeen in la helo gurmad loo diro walaalaheenna Beledweyne. Si gaar ah wuxuu u xusay doorkii culimada, ganacsatada iyo dhallinyaradu ay qaateen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*