26th May 2022  admin  Category :

Maleeshiyaadka SNM oo Hooyo Todobaatan jir ah Jeelka dhigay

Maleeshiyaadka SNM ee siday doonaan ka yeela gobolka Awdal, ayaa xabsiga u taxaabay haweenay dhowr iyo tobaatan jir ah.

Xaawo Rooble, oo ahayd hogaamiyha garabka haweenka ee Xisbiga Wadani ee Habar yoonis oo maalmahan loogu xoog sheeganay gobolada waqooyi galbeed, Togdheer iyo Awdal ayaa caawa iyada oo tukubaysa xabsiga la dhigay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*